Falanqaynta heshiiska Turkiye iyo Soomaaliya

Isse Farah

Isse Farah Source: Supplied

Isse Dholawaa oo falanqaynaya heshiika soo saarka batroolka ee ay wada galeen Turkiye iyo Soomaaliya oo muranka badan ka dhashay.



Share