Kulan lagu qabtay magaalada Melbourne, Australia ayaa lagu canbaareeyey Alshabaab weerarkii ay la beegsadeen ciidamada Dowlad Deegaanka Soomaalida, looguna tacsiyeeyey dadkii ku waxyeeloobay ee Gobalka Afdheer dagaana ka mida ku sugnaa iyo magaalooyinka Yeed iyo Aato ee gobalka Bakool, Soomaaliya. Fartuun Faarax, Nadiifa Maxamed iyo Abdinasir Sheekh Cumar - oo ka mid ahaa ka qaybgalayaasha kulanka - ayaa dhanbaal Tacsi iyo canbaarayna halkan ka jeedinaya.