Taari gaaban ee Xisbiga Nationalka
Taariqda Xisbiga Nationalka Australia

David Littleproud is the leader of the National Party. Source: SBS
The National Party of Australia, oo hadda uu hogaamiyo David Littleproud, wuxuu ku faanaa inuu matalayay bulshooyinka miyiga iyo magaalooyinka yaraya ee Australia mudo ka badan 100 sano.
Share