Fayel Salaad oo loo doortay Gudoomiyaha Jaaliyadda Africanka QNL
Faysel Salat oo loo doortay Gudoomiyaha Jaaliyadda Africanka Queensland

Source: SBS / SBS Somali
Gudoomiyihii hore ee Jaaliyadda Soomaalida Queensland Feysal Salat ayaa loo doortay inuu noqdo Gudoomiyaha cusub ee Jaaliyadda Africanka Queensland.
Share